0% found this document useful (0 votes)
44 views5 pages

Waaberi - Wikipedia

Uploaded by

Bashiir Nuur
Copyright
© © All Rights Reserved
We take content rights seriously. If you suspect this is your content, claim it here.
Available Formats
Download as PDF, TXT or read online on Scribd
0% found this document useful (0 votes)
44 views5 pages

Waaberi - Wikipedia

Uploaded by

Bashiir Nuur
Copyright
© © All Rights Reserved
We take content rights seriously. If you suspect this is your content, claim it here.
Available Formats
Download as PDF, TXT or read online on Scribd
You are on page 1/ 5

Waaberi

Mid ka mid ah degmooyinka G/Banaadir

Haku khaldin Hobolada Waaberi


Waaberi
Degmo

‫وا ﺑﺮي‬

Dalka Soomaaliya

Gobol Banaadir (BN)

Degmo Waaberi (Muqdisho)

Joogga 5 m (16 ft)

Magac kale Ree Waaberi

Aag saacadeed UTC+3 (UTC)

 • Xagaa (DST) UTC+3 (UTC)

Furaha Boostada 10016

Furaha Tel Hertel 064, Telecom


021 Nationlink 043

Ciidaha Ciid weyn iyo ciid yar

Maalinta Ciidda 10ka Carafo iyo 1da


soon fur
Website Mareegta internetka

E-mail [email protected]
Facebook/degmadawaaberi.com

Waaberi waa degmo ka tirsan


degmooyinka Gobolka Banaadir.laguna
tiriyo mid kamida Degmooyinka ugu
Hormarka badanaa tan iyo burburkii
Dowladii kacaanka ee somaliyeed.

Waaberi waxaa ku yaal Schoolo Dhoor ah


oo qadiimi iyo Jadiid waxaa kamid ah:

Dugsiga Hoose Dhexe & sare ee Al-


Ma'mur
Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Qaran
Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Al-
Furqaan
Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Rajab
Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Al-
Mathal
Degsiga Hoose Dhexe & Sare ee
Maxamuud Mire
Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee
Ismaan Geedi Raage
Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Al-
Cain

Waxaa laga keenay


"https://so.wikipedia.org/w/index.php?
title=Waaberi&oldid=203760"

Last edited 7 months ago by 197.220.84.89

Content is available under CC BY-SA 3.0 unless


otherwise noted.

You might also like