Sarifka Lacagaha (Afsoomali) by DR Ayuub
Sarifka Lacagaha (Afsoomali) by DR Ayuub
AYUB
KHALIF FOREX(SARIFKA LACAGAHA QALAD)
ELMI
1
MAHADNAQ
Dhammaystirka iyo soo ifbaxa buuggan waxay ku suurtagashay idanka Eebbe
iyo garab istaaga hagar la’aaneed Ee Garbaheega taagnaa
Mudane Hassan Aweis Hussein oo Ahaa khabiir Ku Xeel dheer ka ganacsiga
suuqa sarifka lacagaha qalad (online) muda badane ku jiray .
2
ERAY BIXIN
IMPULSIVE=DHAQAAQ
CORRECTION= JAH WAREER / isla eg
PATTERNS= NAQSHAD
SETUP=NAQSHAD
TRENDLINE=USHA JANJEERTA EE SUUQA LAGU CABIRO
HORIZENTALLINE= USHA JIIFTA EE SUUQA LAGU CABIRO
CANDLESTICK= SHUMAC
TIME FRAME= WAQTIGA CIYIMAN EE SHUMAC KASTE LEEYAHAY
ZONE= WAA GOOBAHA /XAAFDAHA UU LEEYAHAY SUUQA
RULE OF 3= WAA SEDDEXDA XEER SUUQA LEEYAHAY
HIGHER TIME FRAME (HTF)= WAQTIGA SARE EE SUUQA
LOWER TIME FRAME (LTF)= WAQTIGA HOOSE EE SUUQA
STRUCTURE= QAAB DHISMEED
REVERSAL= WAA WAX JIHADA SUUQA BADALA
CONTINUATION = WAA WAX JIHADA SUUQA SII WADO OO SII TAAGERA
ASCENDING= WAA WAX KOR UJEEDA
DESCENDING= WAA WAX HOOS UJEEDA
PLAN= QORSHE
SYSTEM= NIDAAM
PIP= WA WAX LAGU CABIRO SUUQA INTUU DHAQAAQAY
FORCAST= FALAQEEN
TAKE PROFIT (TP)= MEESHA EE KU EGTAHAY FAAIDADA
STOP LOSS (SL)= MEESHA EE KU EGTAHAY QASARAHAGA
ENRTY= WAA MESHA SUUQA KA GALEESID
EXIT = WAA MEESHA SUUQA UGA BAXEESID
BUY STOP=MARKA SUUQA ASOO JOOGO MEEL HOOSE AAD KAGELI RABTID MARKUU GAARO MEEL SARE
SELL STOP= MARKA SUUQA ASOO JOOGO MEEL KORE AAD KA GELI RABTID MARKUU SOO GAARO MEEL HOOSE
BUY LIMIT= MARKA SUUQA ASOO JOOGO KOR AAD KA GELI RABTID MARKUU SOO GAARO HOOS
SELL LIMIT= MARKA SUUQA ASOO JOOGO HOOS AAD KA GELI RABTID MARKUU SOO GAARO KOR
RISK ENTRY= inaa Trade ka ka qaadatid meel Halis Ah.
REDUCE RISK ENTRY= inaa Trade ka ka qaadatid meel halisteeda yartahay
CORRELATION= XARIIRADA LACAGAHA
PAIRS= LACAGAHA (LABALABA)DA ISKULA SO SOCDA
Probability = wax dhici kara 70/ 80%
High probability= waxa aad iyo aad udhici kara 99%
Mindset= Hab fikir
Lotsize= lacagta suuqa lagu galo
Direction= suuqa jihadiisa saxda ah
Opposite Direction= suuqa jihadiisa inaa ka hortimaado oo lid ku noqoto
Buy: lacagta/suuqa markuu kor usocda
Sell : lacagta/suuqa markee hoos usocoto
Bearish= suuqa markuu hoos usocdo
Bullish= suuqa markuu kor u socdo
Strategy = Farsamada aad ku shaqeeneesid
Structure= qaab dhismeed
Zone= trendlikaada, Supportkaada , Resistance kaada
Key level = Trendlinekaada , Supportkaada , Resistance kaada
Moves= suuqa inuu meel katago uuna tago meel kale oo boos badasho
3
TUSMADA BUUGA :
CUTUBKA 1AAD: WAA MAXAY FOREX 5-7
4
CUTUBKA 1AAD
WAA MAXAY FOREX ?
Kalmada FOREX Waxa laga Soo Gabiyay « foreign exchange » oo uu macnaheedu yahay
Suuqa Isku Sarifka Lacagaha Qalaad Waxuu Shaqeeya 24 saac Maalintii, Todobaad kii shan
cisho marka laga reebo sabti iyo axada.
Malinwalba Shan trillion oo lacag ah iyo in ka badan baa dunidu kukala sarifataa suuqa kan
TUSAALE ; Lacagta USD ayan ku sarifayna lacagta CAD oo lo Soo gaabiyo sida tan (USDCAD).
Sida (USDCAD) ayay lacagaha intoda kale isku Racayaan oo hal Pair bay isku Noqonayan.
Lacag Waxa la Soo Iibsada Markee Qimaheedu kacayo Waxa Leeska Iibiya Markuu
Qiimaheedu Dhacayo.
Ogow Pair walba lacagta ugu horeysa aya hogamisa “tusaale” (USDCAD) Waxa Hogaminaysa
USD da.
Hadii aad iibsasho uu gasho suuqa (buy) oo jihadad uu gashay suuqu uu dhaqaaqo lacagtan
Usd da aya Qimaheedu kacay oo Canadian ka ayaa qiimaheedu dhacay, Hadii aad uu gasho
iska iibis (SELL) oo jihada uu gashay suuqu uu dhaqaqo lacagtan USD da ayaa Qiimaheedu
dhacay oo Canadianka ayaa Qiimaheedu Kacay.
Suuqa isku sarifka lacagaha qalaad (FOREX) waxu ka koban yahay afar xili suuq: -
5
Suuqa isku sarifka lacagaha qalaad wuxuu u qaybsamaa sadex Suuq oo Waa Weyn:
suuqa forex intaa aad qasaartay ama aad Faaiday waxa lagu cabiraa Pips
pips waxaa loo yaqaana dhaqaaqa Ugu yar ee lacag sameeso waana mastarad
camal oo loogu talagay inaad ku cabiratid faaiidaada iyo Qasaarahada intaba.
6
* Major currency waxa la yiraa lacagaha dollarka la socda
* Exchange rate waxaa la yiraa sicir safirka lacagaha waana qiimaha ugu yar
lacag kusarifeesid lacag kele taaso ah midaa aad faaideesid
7
CUTUBKA 2AAD
Waa maxay dhaqaaq
Dhaqaaq waxaa loo yaqaanaa candles is daba socda oo jiho cad leh oo u eg ul toosan time frame
walbo oo tagtid silamid ah waa in dhaqaaqu marwalba candlada kala hooseeyaan ama kala
kareeyaan sida candleikii hore close kiisa candle ka cusub bilaabanaa open uu u noqdaa
8
F.G :- dhaqaaqa haduu hoos usocda waxa lagarabaa in lowka u sameeyay
markii hore uusan soo gaarin correction ka dambe uu sameeyey dhaqaaq
dambe markaas ayad dhihi kartaa waa dhaqaaq hoos usocda
9
TUSAALE kabixi dhaqaq hoos usocda
10
F`G DHaqaaqa kor u socda waxaa laga rabaa in high kii hore uu sameyay uu soo gaarin
marnaba correction ka dambe uu sameeyey dhaqaaq dambe markaas ayaad dhihi karta waa
dhaqaaq kor usocda
11
DHAMAAN SAWIRADANI EE KOR KU XUSAN WAXEY INOO SHEGAYAN CORRECTIONS
12
F.G:-Hadii highkaga/lowkaga uu soo gaaro Correctionka dambe waxaa suuqaas dhihi kartaa
correction
F.G:-Waxa kaliya aad ku aqansan karto correction kor ujeeda ayaa ah in aad fiiriso highkii
hore usameeyey inuu soo gaaray correction ka dambe markaas ayaad dhihi kar taa waa
correction kor ujeeda
F.G:-waxa kaliya aad ku aqoonsan karto correction ka hoos ujeeda ayaa ah in aad fiiriso
lowkii hore usameeyay in uu soo gaaray correction dambe markaas ayaad dhihi kartaa waa
correction hoos ujeeda
13
CUTUBKA 3AAD:
WAA MAXAY TAABASHOOYINKA?
3Touch waxa la yiraa in suuqa 3jeer utaabtay trendline kaaga 3daas jeerna taabasho walbo Ee hoos iyo
kor soo taabatay trendline kaaga
2touch waxa la yiraa in suuqa 2jeer uu taabtay trendline kaaga 2daas jeerna taabasho walbo oo hoos
iyo kor soo taabtay trendline kaada laakin 2taabasho kaliya suuqa laguma galo waxaa la raaciyaa
double top /double bottom .
suuqa haduu ku socda dhaqaaq hoose waxaa taabashoyin ka laga tiriyaa kor
14
suuqa haduu ku socda dhaqaaq kore waxaa taabashoyin ka laga tiriyaa qeebta hoose
F`G taabashoyinka kore waxeey kuu sheegayaan awood sell ah halka taabashooynka hoose
kuu sheegayaan awood buy ah.
15
WAXAA SAWIR TAA 2DA TAABASHO ?
16
SUUQA WAXUU SAMEEYAA LABO TAABASHO hoose iyo double bottom waana suuq kor usocda
17
CUTUBKA 4AAD: TRENDLINE
WAA MAXAY TRENDLINE?
Trendline waa halbeeg lagu cabiro suuqa kaas oo awood uleh qodobadan soo socda :
2: Mar walba waxee kutustaa trade waqti badan soconaa, sidookale waxaa laba jibaartaa
faaidada.
3: waxa suuqa hadbo meel u kaxeenaa ayaa ah taaba shooyinka tredline ka.
OUTER TREND LINE: waxaa laga sawiraa ama laga helaa 1D & 4HRKA.
INNER TREND LINE: waxaa laga sawiraa ama laga helaa 1HR & 15 MIN.
Wuxuu sax noqonayaa in trendline kaaga kusiiyo ugu yaraan labo taabasho oo ku
jirin suuqa meeshuu maraa xilligaas , labadaas taabashana dhex dooda inuusan ka
dhicin in lajibiyo 2daas taabasho dhexdooda ha ahaato KOR & HOOS , intaba
waa in trendline kaaga la dhaafin markaas ayuu sax noqonayaa.
18
GOORMA AYUU QALAD NOQAA TRENDLINE KA ?
Wuxuu qalad noqonaya hadii uusan ku siin ugu yaraan laba taabasho oo ku
jirin waqti xaadir kaas meeshuu maraayo iyo sidookale in taabashooyinka
trendline kaada dhexdooda la jibiyo kor ama hoos
kor Hoos
Hoos siman
Siman Kor
Tusaale :
Hoos:- waa wax hoos usocda
Kor: waa wax kor Usocda
SIman : waa wax siman oo sideway usocda
3: waa inaa labo taabasho ka heshaa ugu yaraan trendlineka oo ku jirin meesha
suuqa maraaya.
4: waa in mar walbo uraartaa trendline kaaga meesha taaba shooyinka badan
ku siineesa.
19
CUTUBKA 5AAD: PATTERNS
WAA MAXAY PATTERN ?
Pattern waa naqshad suuqa uu sameeyo lagana raadiyo waqtiga 4HR KA
REVERSAL
CONTINUATION
Time frame (WAQTI) walbo si lamid ah wuxuu u kala baxaa Reverselska sidan soo socota ;
ASCENDING CHENNEL
DESCENDING CHENNEL
DOUBLE TOP
DOUBLE BOTTOM
Waxaana laga helaa waqti walbo silamid waxuu u kala baxaa hal nuuc Oo layaqaano flag
Flag waa calan camal kuuna sheegaya sii socosho , waxuuna ukala baxaa
Seddex nuuc
STEEP FLAG
TIGHT FLAG
LARGE FLAG
20
WAXAA SAWIRTAA ASCENDING CHANNEL ?
Waa correction kor usocda , waxa kaliya aad ku aqoonsan karto ayaa ah in
Waa correction hoos usocdo waxa kaliya aad ku aqoonsan kartaa ayaa ah in lowkii hore
21
WAXAA SAWIRTAA DOUBLE TOP ?
Double top waa in suuqa uu yimaado meel uu horay uu ugaaray, Meeshaas oo ah meel kore
Double bottom waxaa la yiraa in suuqa ku imaado meel horay utagay marlabaad , meshaas
Oo ah meel hoose
22
WAXAA SAWIRTAA STEEP FLAG ?
Steep flagu waa mid kuu sheega sii socosho , Waxaana lagu aqoonsada in
dhaqaaqa iyo Correctionka hal jiho u wada socon.
23
WAXAA SAWIRTAA TIGHT FLAG ?
Tight flagu waa mid kuu sheega jiho sii socosho ah waxaana Lagu aqoonsadaa
in taabashooyinka uu sameeynaayo Correctionka ee hoosta isaka jiraan ama
isku dhowyihiin taabashoyinkiisa.
24
WAXAA SAWIRTAA LARGE FLAG ?
Large flag waa mid kuu sheega jiho sii socosha ah, waxaana lagu Aqoonsadaa in
taabashooyinka uu sameeynaaya correctionka Ee san hoosta isaga jirin oo eey
kala fog yihiin.
25
CUTUBKA 6AAD: CANDLESTICK
WAA MAXAY CANDLESTICK ?
Candlestick waa shumacyada sameeya suuqaan aan ka shaqaysano waxa aan falaqeeneena Waa
isaga oo isu tagay oo noo sameeyey suuq aan falaqeeno ,
Sababtoo ah candle ka bullish kor ayu socdaa sida daraded wax walbo oo kor usocda waxee ka
bilawdaan oo ee ka furmaan hoos
26
MAXUU UKALA BAXAA candles ka ?
Ilaa shan candle ayaan hada soo qaadanay balse waa eey ka ,
badan yihiin laakiin kuwaan ayaa ugu muhiimsan
hadaba , waxeyna kala yihiin
ENGULFING CANDLE
DOJI CANDLE
RETRACE CANDLE
SHOOTING STAR
HARMER
27
ENGULFING CANDLE
Engulfing candle waa candle qarinaya candlekii ka horeeye , waxuuna ukala baxaa laba
F.G : hadii aad rabto inaad candle magacawdo waxaa fiirinee kan udanbeeya wuxuu
noqday ayaad ubixinee
28
DOJI CANDLE
Doji candle waa (+) camal ah oo laheen wax body ah , waxuuna ukala baxaa labo
29
RETRACE CANDLE
Retrace candle waa candle bareejeeya oo la ekaada ama kadaba dhawaada kii ka horeeye,
Candle kaan waxaa loo yaqaanaa bearish retrace sababtoo ah , Candle ka udambeeya
ayaa noqday mid sell ah waxuuna Sheegaa awood sell ah .
Candle kaan waxaa loo yaqaanaa bullish retrace sababtoo ah, Candle ka udambeeya
ayaa noqday mid buy ah waxaana Sheegaa awood buy ah .
30
WAA MAXAY SHOOTING STAR ?
Waa candle leh rejection dheer , waxaana lagu aqoonsadaa in bodyga candleka uu labo
Jeer kusoo laba jibaarmi karo usha candleka , waxuuna u kala baxaa laba nuuc
31
WAA MAXAY HARMER ?
Waa candle rejection dheer ah , waxaana lagu aqoonsadaa in bodyga candle ka uu laba
Jeer kusoo laba jibaarmi karo usha candle ka , waxuuna ukala baxaa laba nuuc
32
CUTUBKA 7AAD: ZONES
WAA MAXAY ZONE ?
Zone waa aag ama xaafad uu leeyahay suuqa waxuuna u kala baxaa seddex nuuc oo kale ah
GREEN ZONE
AMBER ZONE
RED ZONE
33
WAXAAD SAWIRTAA ZONESKA ?
34
CUTUBKA 8AAD: RULE OF THREE
WA MAXAY SEDDEXDA XEER ?
Seddexda xeer waa seddexda xeer uu suuqa ugu muhiimsan lagaba marmaan ah inaa Taqaanid oo ku dhaqantid
oona hirgalisid , si aad u sameeyso faaiido joogto ah , waxeyna Kala yihiin sidatan:
2- Hadii zone kaaga lagu tago correction ku siinaya seddex taabasho wax ka badan waxa
Suganee intuu dhaqaaq kale soo daba maro kadibna weaxaa entryga ka qaadanee first
15m &1hr flag midkaa rabto labada flag.
3- Hadii zone kaaga lagu tago structure lugta dambene ee tahay dhaqaaq waxa suganee
Dhaqaaq kala inuu soo dabo maro kadibne waxaa entryga ka qaadanee first 15m&1hr
Flag midkaa rabto labada flag.
4- Hadii zone kaaga lagu tago structure lugta dambane tahay correction suuqaas isla markii
Waa geli kartaa adigoo sugin dhaqaaq, kaliya waxa fiirsanee candle kii aad kagali laheed
Suuqa inuu kuu sameesmo.
35
CUTUBKA 9AAD: XARIIRADA LACAGAHA
Waa maxay xariirada lacagaha ?
2: in aad ogaatid lacagaha isku jihada ah iyo kuwa kala jihada ah, si ay kaaga caawiso
in aadan trade isku mid ah ka qaadan lacagaha kala jihada ah, Taasoo kuu horseedi
Karta Qasaaro.
F.g: Hidden Correlation ayaa JIro oo ah in Lacaguhu yeelan karaan Xariir Qarsoon.
36
CUTUBKA 10AAD: TIME FRAME
SIRTA TIME FRAME YADA
waxaa lagaa rabaa jihada aad suuqa ugaleesid inaad ku saleesid jihada uu kuu
sheegay waqtiga sare waxii Time frame ka sare ka soo horjeeda inaa ka
qaadatid waa halis waxeeyna U bahaantahay Taxadaro Dheeraad ah.
37
CUTUBKA 11AAD: HAB FAKIRKA SUUQA
WAA MAXAY FIKRADAHA ?
Fikradaha waa ra’yi aruurin aad ku saleeneesid lacagtaa rapto inaa qaadato sida wada
ognahay Ra’yi walbo waxuu lee yahay wax macquul ah iyo wax aan macquul eheen oo diidmo
ah , Sidaa darateed waxa wanagsan in marwalbo oo trade rabto inaa gasho inaa fikradahaan
Lacagta ufiiriso si eey kaaga caawiso inaadan qaadan lacag xun kadibne aadan ku qasaarin ,
1- POSITIVE
2- NEGATIVE
F.G= Hadaba markii aad isticmaaleesid fikradahaan “ha isku dayin inaad dhibcaha u tiriso
Sababtoo ah marwalba kuuma soowada baxeeso all positive ama all negative , inta badan
wee Isku dhex jiraan , kaliya waxaa laga doonaya ayaa ah yaa badan Positive ka iyo Negative
ka “
F.G= Fikir walbo oo positive ah wuxuu ku siinayaa High probability Halka fikir walbo oo
negative ah ku siinayaa Valid (caadi )
Waa marka uu kabato positive kena negative ka oo waxa badanaya positive ka halka uu
Yaraanaya negative ka .
38
WAA MAXAY FIKRADAHA POSITIVE KA ?
1- Suuqa ineesan is waa faqsaneen time frame ka sare iyo time frame ka hoose ee kuu
Sheegayaan jihoyin kala duwan
2- Suuqa inuusan gaarin zone uu maraayo meel dhexe eena suuragal tahay lacagtu inee
u dhaqaaqdo meeshee doonto
3- Inuusan sii fasiixa oo cad u muuqan dhaqaaqa
4- In jihada suuqa laga arki karo time frame ka yar iyo naqshada
5- Ineesan lacagta laheen correlation fiican ama ee leedahay Hidden correlation
6- Inee lacagta kusiiso jihooyin kala duwan aadne ku labalabeedo jihada saxda aad u
raaci
Laheed sababtoo waxee ku siiday labo entry oo kala duwan ahne mid buy midne sell
7- In lacagta isdiyaarisay kadibne dhaqaaqday kuna dhaaftay dhaqaaqa bilow kiisa iyo
Entry ka saxda
8- In lacagta aad qaadan rabto zone lagu celin karo joogto ama qarka usaaran tahay
9- In isla egyihiin target kaaga iyo stop loss kaaga
10- Inuu lacagta noqoto mid correction taabashooyin badan kusiineeso
39
CUTUBKA 12AAD: SIDA LOO HEESTO TRADE KA
SIDA LOO HEESTA TRADE
40
CUTUBKA 13AAD: Qorshe Ganacsi & Qorshaha Koontadaada
Qorshaha Koontadaada
Cutubkaan waxaad ku baran doontaa sidaa umaamuli laheyd koontadaada taasoo Ah qeeb
aad iyo aad u Muhiimsan , waxaana hubaal ah haddii aad ku dhaqantid inaa noqondoontid
trader guuleestay ,
Tusaale : Waa inaa leedahay qorshe aad koontadaada ku korineesid asbuuc walbo , bilwalba
Sanadwalba si lamid ah waa inaa leedahay qorsho maaliyadeed ood suuqa ku galeesid oo
koontadaada culeeys ku eheen
Tusaale : Koonto walba waxee leedahay xad macquul ah suuqa looga geli karo sida tan:
o $100 → 0.01
o $200 → 0.02
o $500 → 0.05
$600 → 0.06
$1,000 → 0.1
$2,000 → 0.2
$10,000 → 1
$20,000 → 2
$30,000→ 3
41
Tusaale : Hadii aad qorsheesay asbuucaan inaa hesho suuqa ka qabato 200 PIP , kadibne aad
Ka weeso suuqa aadne ka hesho 50 PIP sidee qorshahaada asbuuclaha ku gaari kartaa ?
Waxaa kaliya aad sameeneesid ayaa ah in 50 ka PIP heshay aad qaadanesid kadibne Aad
suganeesid fursad kale suuqa inuu kusiiyo si aad qorshahada ganacsi u gaartid hadii ee dhacdo
inuu ku siin waayo fursad dhib malahan koontadada ayaad wax ka badbaadisay qasaaro
taasina ayaa ah waxa ugu muhiimsan .
Audjpy
Audusd sell
42
Qorshe Ganacsi
Qorshe ganacsi ayaa Ah inaa leedahay Oo waajib kuugu Ah si aadan unoqon qof bilaa qorshe
ah ama iska socda hadaba waa inee kaaga mid noqdaan qodobadan soo socda qorshahaada
Ganacsi si aad unoqotid Trader Guuleestay Bi idnillah .
suuqa Intuusan Furmin ka hor waa Inaa soo falaqeesaa Dhamaan Lacagaha Forex
looga Shaqeesto kuwa Ugu ween 28 kii Lacagood ee soo baratay,
kuwa is diyaariyey iyo kuwa Is Diyaarin Raba dhamantood.
Waa in suuqa markuu Furmo Laba Maalin kadib ama 48 saacadood kadib aad soo
fiirisaa lacagihiin is diyaarin oo rabay ineey is diyaariyeen iyo in kale oo soo fiirisaa
xaaladooda meesha ee mareeso .
Lacagaha Ku qanciya oo kamida 28 kii Lacagood ee soo Falaqeesay 5/6 kamida waa
inaa kasoo dhex saarata oo Watchlistiga Ku sii diyaarsataa Inta Eesan dhaqaaqin .
43
CUTUBKA 14AAD: kHULAASO
Khulaaso ku saabsan Dhaman cashirada soo Dhaafnay :-
Correction aan zone gaarin ama trendline oo aan heesan wax celiya si uu
reversal u sameeyo ha qaadanin Trdekas Sababtoo ah waxuu kusiiyey
structure saxan iyo trade khaldan.
44
Marwalbo oo lacag madaxa ka la baxda double (top/bottom) ama
3 touchka waxaa u sabab ah 80% inee so dhamesaneso correction
naqshad sameeynaya ama correlationka lacagtaas ledahay.
Price reversal Area waxaa la yiraa in suuqa gaarin meel laga soo
celiyo balse oo u dhawaday meeshi laga celin laha markaas waxaa
uxisaabin karta touch ahaan hadii uu kusiiyo naqshad
dhameestiran .
45
Hadii Zone kaaga lagu tago dhaqaaq waxaa sugane dhaqaaq
inu soo dabo maro kadibne waxaa Fiirsanee 1hr Flag hadii
uu ku sameesmo Trade kaas waad qaadan kartaa .
46
CUTUBKA 15AAD: ENTRY & ORDERS
Waa Maxay Entry ?
Entry waxa Loo yaqaana Inaa suuqa Gashid oo Trade aad qaadatid
Risk entry
Reduced Risk Entry
47
Sharduudaha Risk entry ga
Sharuudahan ayaa ah kuwa la rabo inaa fiiriso
dhamaantood markii lacagta aad rabto inaa ka qaadato
Risk Entry waxeena kala yihiin sidan soo socoto :
48
Waa maxay Reduced Risk entry ?
Reduced Risk Entry waxa loo yaqaan in aad trade ka qaadan meel sare oo halis
ah oo aad ka qaadatid meel dhaxe sida inaa ka qadaatid Flag pattern oo kele
49
Sharduudaha Reduce Risk entry ga
Sharuudahan ayaa ah kuwa la rabo inaa fiiriso
dhamaantood markii lacagta aad rabto inaa ka qaadato
Reduce Risk Entry waxeena kala yihiin sidan soo socoto:
50
Waa maxay orders ?
Orders waxa loo yaqaana in aadan suuqa ka gelin meesha uu maraayo waqti
xaadirkaas
Sell limit
Sell stop
Buy limit
Buy stop
51
MAHADSANID
WAAD KU MAHDSANTAHAY
DHAMEESTIRKA BUUGAN WAXAN KUU
RAJEENA MUSTAQBAL QURUX BADAN