Greenhouse Business 2022 PDF-3
Greenhouse Business 2022 PDF-3
+905528257930
QODOBO
MUHIIM AH
important?
1. Greenhouse yadan waa kuwo aad u tayo sareeya
oo qalabka ugu tayada sareeya loo xulay iyo
dhisme deegaanka Soomaalida xamili kara.
Tropical Greenhose.
2. Tusaale Cabirka cufka Shabaga Greenhouse waa
95% bacdu 200m micron nooca biruhu waa
Galvonised dhumucdoodu tahay hoos 2 inch kor
1.5 inch. taas oo kul iyo dabayl adkaysan u leh.
3. Mashaariicdan waxaa la socda Filter ka Biyaha,
Tuubooyinka Drip irrigation ka, Biraha dhismaha
iyo dadka sare oo shade net ah ama Nylon hadba
kaad dooroto.
4. Waxaad sidoo kale soo dalban kartaan
Greenhouse bilaa biro ah oo ka kooban dadka
sare, system ka waraabka iyo qalabo kooban
qofkii raba inuu ku dhisto Baxrasaaf ama
alwaaxyo ayaan ugu talo galnay.
GREENHOUSE 8X24